Home > Shirka Wadatashiga, TFG Somalia, WARARKA > Somalia:Shirka Wada Tashiga & Wixii kasoobaxay oo Go’aan ah

Somalia:Shirka Wada Tashiga & Wixii kasoobaxay oo Go’aan ah

Tuesday, September 6, 2011

Laaska News  Sept. 6,2011                                Warka TFG da
Somalia:Shirka Wada Tashiga Oo Soo Gaba Gaboobay Iyo Go’aanno Ka Soo Baxay

 Shirka wada tashiga ee magaalada Muqdisho ka furmay 4 Bishan ayaa waxaa ka soo qayb galay Qaramada Midoobay, IGAD, dhinacyada Soomaalida iyo wafuud ka socotay dalalka Mareykanka, Yurub, iyo jaamacadda Carabta waxa uuna ku furmay si is -afgarad  ah.

Dhinacyada Soomaalida oo ay ugu weyn tahay dowladda Soomaaliya waxa ay muujisay in dalka guddiisa wax waliba lagu dhameen karo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo furitaanka shirka Khudbad ka jeediyay ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay u taagan tahay Sidii ay u dhameeyn lahayd dhammaan dhinacyada Soomaaliyeed ee uu mad madoowga ka dhex jiro, Ambaasidoor Augustine Mahiga ayaa isna sheegay in caalamku uu diyaar u yahay in Soomaaliya lala shaqeeyo.

Inta lagu guda jiray furitaanka shirka oo ay sidoo kale goob joog ka haayeen maamullada Puntland, Galmudug iyo AHSWJ ayaa waxa uu u muuqday in dhammaan ay ku qanacsan yihiin ka soo qayb galka shirka wada tashiga ee Muqdisho ka socday, maamullada Puntland iyo Galmudug Oo ay madaxdooda khudbaddo jeediyeen ayaa muujiyay in ay ku qaancaan waxyaabaha shirka ka soo baxa.

 Wafaduudda caalamka ka kala socotay oo khudbadda ka jeediyay furitaanka iyo xirritaanka shirka ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsn xaaladda Soomaaliya waxa ayna ku macneeyeen in ay muuqato waddadii Soomaaliya ay ku gaari lahayd qaranimo.

 Hadaba maxeey kala yihiin qodobadda shirka laga soo saaray?

shirka oo markiisa hore afar qodod loo qorsheeyay in lagu lafa guro ayaa waxaa la isku raacay:

In la dadajiyo dhameeystirka qabyo qoraalka Dastuur dalka lagu hoggaamiyo.

In laga wada shaqeeyo dawlad wanaagga.

 In inta lagu guddo jiro muddada halka sano ah guddiyada loo xil saaray ay qorsho howleed hufan la yimaadaan.

In dib u habeyn lagu sameeyo xubnaha gollaha Baarlamaanka iyo

In laga gudbo marxaladda KMG ah.

 Shirka ayaa ku soo gaba gabooyay sidii loo qorsheeyay iyadoo xiraataan shirka oo uu khubad ka jeediyay madaxweyne Shiikh Shariif waxa uuna Sheegey in dowladda Somaaliya ay ku dhaqmi doonto mirihii ka soo baxay shirka.

Sidoo kale ergadii shirka ku casuumneed ayaa qaba mid la mid ah go’aanka dowladda ee ah in la hir galiyo waxyaabihii laga soo saaray shirka wada tashiga oo maanta wajiigisa hore lasoo gunaannaday.

Ambaasidoor Mahiga ayaa cadeeyay in dabayaaqada bisha October qaybta danbe ee shirka wada tashiga lagu qaban doono magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.

RM.

Warar la xiriira:

Somalia:Madaxweyne Shiikh Shariif OO Khudbad Ka Jeediyay – DHAGEYSO

Heshiiska Puntland & Galmudug:

Somalia:At UN-backed consultative meeting, Somali regions

Somalia:Shirka Wadatashiga oo Maalintii 2aad ka socda Muqdisho + DHAGEYSO

Somalia:Key political meeting opens in Somalia

Somalia:Shirka Wadatashiga oo Muqdisho Ka Furmay Sept. 4,2011 – SAWIRRO

Somalia: Shirka Wadatashiga & R/Wasaaraha oo Khudbaddii ugu horeysay ka jeediyay + Khud (Faroole) – DHAGEYSO

Somalia:Dawladda oo sheegtay in Shirkii wadatashigu uu Barri furmayo & Su’aalo taagan

Somalia:Golaha Wasiirada oo Ku Dhawaaqay Waqtiga & Cidda Ka qeyb galaysa Shirka Wadatashiga – DHAGEYSO

Somalia: Socdaalka R/Wasaaraha Prof Cabdiwali & Kormeerka, Kulamada “Gaalkacyo,Barakacayaasha & Maamulka Galmudug” +SAWIRRO

Heshiiska Kampala:

(THE KAMPALA ACCORD)

 

Upcoming meeting in Mogadishu critical for restoring stability in Somalia – UN envoy

 

2 September 2011 –The upcoming meeting of Somali leaders in Mogadishu, the first major conference in the capital for many years, will be “hugely significant” for restoring peace and stability in the strife-torn nation, says a senior United Nations official.
The Consultative Meeting on Ending the Transition, which begins on Sunday, is expected to endorse a roadmap outlining the most important tasks for the Somali Government, Parliament and regional authorities to achieve in the next 12 months.

“This is indeed Somalia’s moment, and this week’s meeting could not have come at a more opportune time,” said Augustine P. Mahiga, the Secretary-General’s Special Representative for Somalia, who is facilitating the three-day meeting.

The Horn of Africa nation has lacked a functioning government for two decades, and violence spawned by warlords and Islamic militants, such as Al-Shabaab, has killed thousands and driven some hundreds of thousands more from their homes.

The country is now beset by a devastating drought and famine in which tens of thousands of people have already died and 3.2 million others, about one third of the total population, are thought to be on the brink of starvation.

Mr. Mahiga said recent political and military improvements in Somalia offer both opportunities for progress as well as great challenges. He noted in particular the departure of Al-Shabaab from the capital and the accord reached in June in the Ugandan capital, Kampala, providing for an extension of the transitional period for another year, until August 2012.

“With Al-Shabaab in retreat and the country the focus of international attention, this is the chance for the people of Somalia to rise above parochial interests and demonstrate their commitment to progress,” said the Special Representative, who heads the UN Political Office for Somalia (UNPOS).

Next week’s meeting will bring together representatives of the Transitional Federal Government, the Transitional Federal Parliament, the self-declared semi-autonomous regions of Puntland and Galmudug, as well as the group known as Ahlu Sunna Wal Jama’a. The next meeting, which will take place before the end of October, will include members from civil society.

“The peace process has entered a new phase,” noted Mr. Mahiga. “The fact that this meeting is being held both in Mogadishu and with the participation of a number of major transitional administrations is hugely significant.”

According to the draft roadmap, a final draft of the constitution should be agreed in the course of the next 12 months to clarify the future political system, including elections, and enshrine basic human rights.

There should also be agreement on the National Security and Stabilisation Plan as well as legislation on piracy, steps to make Parliament more effective, preparations for elections for the President and Speaker within 12 months and measures to enhance good governance.

UN News.
 
Laaska News.
www.laaska.wordpress.com