Home > Gar Gaar, TFG Somalia, WARARKA > Somalia: Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Gudoomay Deeq Ay Dawladda Cumaan Muqdisho Keentay Maanta – SAWIRRO

Somalia: Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Gudoomay Deeq Ay Dawladda Cumaan Muqdisho Keentay Maanta – SAWIRRO

Friday, September 23, 2011

Laaska News  Sept. 23,2011

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Oo Saxaafadda Garoonka Kula Hadlaya

 Muqdisho – Halkaan Waxaan Idinkugu soo gudbinaynaa Sawirrada Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka oo Maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kula wareegay deeq ka timid Dawladda Cumaan.

Muuqaalka Qayb kamid ah Deeqda Ay Cumaan Keentay Muqdisho Maanta

 

 
 

Muuqaal Kale Oo Deeqda ah

 
 
 
 
 

Deeqda Oo Diyaaradda Laga Dejinayo

 

Xubno ka socday Dowladda Cumaan Oo Deeqda La Socday

 

Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka oo La Taagan Xubnaha Cumaan Ka Yimid ee Deeqda La Socday

 

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Oo Saxaafadda Garoonka Kula Hadlaya

 
 

Muuqaal Kale Deeqda Oo Diyaaradda Laga Dejinayo

 

 
 
 
 Related Articles:

Somalia:Wasiirka Arinaha Gudaha Oo Guddoomay Deeq Ka Timid Cuman + Warar kale


Laaska News.
www.laaska.wordpress.com

Advertisements
%d bloggers like this: