Home > Gar Gaar, Muqdisho, WARARKA > Somalia:Hargeysa oo Deeq Gaarsiisay Muqdisho & Sida loosoo Dhaweeyay- SAWIRRO

Somalia:Hargeysa oo Deeq Gaarsiisay Muqdisho & Sida loosoo Dhaweeyay- SAWIRRO

Sunday, September 25, 2011

Laaska News  Sept. 25,2011
Muqdisho – Waxaa shalay magaalada Muqdisho  soo gaaray gargaar loogu tala galay dadka ay waxyeeleysay Abaaraha, kana yimid Somaliland oo ay wadaan wafdi ka kooban 6 qof oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga,uuna ka mid yahay Mr. Hadraawi.

 

Photo:RM.

 

Somalia:Warka TFG da -Deeqda Somaliland,Kulanka Baarlamaanka & Gud.Baarlamaanka oo la kulmi Doona Soomaalida Kunool Minneapolis

 
Laaska News.
www.laaska.wordpress.com