Home > TFG Somalia, WARARKA > Somalia:Golaha Wasiirada oo Aqoonsaday Jabhaddii Libya ee Labaxday Golaha Qaranka KMG Liibiya – DHAGEYSO

Somalia:Golaha Wasiirada oo Aqoonsaday Jabhaddii Libya ee Labaxday Golaha Qaranka KMG Liibiya – DHAGEYSO

Thursday, September 29, 2011

Laaska News  Sept. 29,2011

Muqdisho,SomaliaShir ay yeesheen Golaha Wasiirada oo ah shirkoodii caadiga ahaa ee todobaadlaha ahaa ayaa waxa ay Wasiiradu  kaga hadleen ama kaga doodeen  arrimo badan oo xasaasi ah oo ay ka mid ahaayeen Aqoonsiga Golaha Qaranka KMG ee Liibiya.

Shirka kadib ayaa warbaahinta dawladda lagu soo faafiyay wixii kasoo baxay:

 Halkan ka DHAGEYSO

.
Laaska News.
www.laaska.wordpress.com

Advertisements