Home > WARARKA > Somalia: Dagaal ka dhacay Dhuusamareeb & Rasaas laga maqlayo

Somalia: Dagaal ka dhacay Dhuusamareeb & Rasaas laga maqlayo

Monday, October 3, 2011

Laaska News Oct. 3,2011

Waxaa lagu soo waramayaa in uu maanta Dagaal ka dhacay magaalada Dhuusamareeb sida ay ku warantay BBC du.


Warkaa ayaa wuxuu intaa ku darayaa iyadoo BBC du sheegtay in ay xiriir lasameysay dad ku sugan magaalada ” in hadda rasaas laga maqlayo magaalada , Alshabaabna ay weerarka ay  soo qaadeen.”

Laaska News.
http://www.laaska.wordpress.com