Home > Banaanbax, TFG Somalia, WARARKA > Somalia:Madaxweyne Shariif & R/Wasaare Cabdiwali Oo Khudbado Ka Jeediyey Banaanbax Maanta Ka Dhacay Muqdisho – DHAGEYSO

Somalia:Madaxweyne Shariif & R/Wasaare Cabdiwali Oo Khudbado Ka Jeediyey Banaanbax Maanta Ka Dhacay Muqdisho – DHAGEYSO

Sunday, October 9, 2011

Laaska News Oct. 9,2011

 Muqdisho,Somalia – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif ayaa maanta khudbad ka jeediyay Garoonka Istaadiyo Koonis,halkaas oo ay ku sugnaayeen dibad baxayaal reer Muqdisho ah oo 

dareenkooda  ka muujinayeen sida ay uga xun yihiin  Qaraxii dhawaan ka dhacay Muqdisho (Xaruunta Wakaaladda Hargaha & Saamaha).

 Madaxweynaha ayaa waxa uu khudbadda kaga hadlay arrimo badan oo falkaa la xiriira.

Halkan hoose ka dhageyso khudbadda Madaxweynaha

DHAGEYSO KHUDBADDA MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA –   RM

 

Ra’isulwasaare C/weli Oo Khudbad Ka Jeediyey Banaanbixii Maanta Muqdisho Ka Dhacay

 

Halkan hoose ka dhageeyso Khudbadda R/wasaaraha
Dhageeyso Khudbada Cabdi Weli

.

Laaska News.
www.laaska.wordpress.com

Advertisements
%d bloggers like this: