Home > PUNTLAND, WARARKA > Somalia: Dil Ka dhacay Gaalkacyo

Somalia: Dil Ka dhacay Gaalkacyo

Sunday, October 30, 2011

Laaska News Oct. 30,2011
Agencies – Waxaa lagu soo waramaya in laba qof waqti dhaw lagu dilay magaalada Gaalkacyo.

Labada qof midkood ayaa la sheegay in uu  Agaasime kuxigeen ka ahaa hay’adda  Cilmi baarista  PDRS  ee Puntland   laguna magacaabo Cabdulqaadir yaasiin Xasan.

VOA.


Laaska News.
www.laaska.wordpress.com