Home > ALL DARWIISH NEWS, SOCIETY, Somaliland, WARARKA > Ceerigaabo:Shiine Yaasiin Xiin-finiin,Taliyihii Saldhigga Fiqi-Fuliye oo ladilay iyo iskudhac ka dhacay Ceerigaabo

Ceerigaabo:Shiine Yaasiin Xiin-finiin,Taliyihii Saldhigga Fiqi-Fuliye oo ladilay iyo iskudhac ka dhacay Ceerigaabo

Wednesday, November 2, 2011

Laaska News  Nov. 2 ,2011
Wararka ay warbaahintu ka helayso Ceerigaabo ayaa kusoo waramaya  in Caawa la dilay Taliyihii Saldhigga Booliska ee Degmada Fiqi- Fuliye oo Ceerigaabo kaga beegan dhanka Koonfureed.

BBCda oo soo xiganaysa Wariyaheeda Burco ayaa sheegtay in dagaal ka dhashay dilka ninkaasi uu caawa kasoconayo Ceerigaabo,uuna jiro laba qof oo ku dhaawacmay.

Majiraan ilaa hadda cid la sheegay in loo qabtay falkaa.

Warar kale ayaa sheegaya in mas’uulkan ladilay lagu magacaabo (AHUN) Shiine Yaasiin Xiin-finiin .

Waxaa intaa dheer in marxuumku kasoo jeedo Dhulbahante Ceerigaabo.
Lasoco wixii kasoo kordha.

.
Laaska News.
www.laaska.wordpress.com

Advertisements
%d bloggers like this: