Home > Hambalyo, SOCIETY, Somali, Somali Community, SOMALIA, WARARKA > Ciid Wanaagsan,Ciid Mubaarak: Akhristayaasha,Umadda Soomaaliyeed & Dhammaan Muslimiinta – Laaska News

Ciid Wanaagsan,Ciid Mubaarak: Akhristayaasha,Umadda Soomaaliyeed & Dhammaan Muslimiinta – Laaska News

Sunday, November 6, 2011

Laaska News  Nov. 6 ,2011

 Ciid Wanaagsan,Ciid Mubarak , ku ciida farxad.

 

Bahda Laaska News waxay  akhristayaasha Laaska, umadda Soomaaliyeed iyo dhammaan umadda Muslimiinta ahba udirayaan hambalyo , munaasabadda “Ciiddul Adxada” awgeed meel kasta oo ay joogaanba.

Waxaannu leenahay (Laaska)-
 

Ciid Wanaagsan,Ciid Mubarak , ku ciida Caadimaad,ku Ciida farxad.

 

.
Waxaannu Ilaahay uga baryaynaa in umadda Soomaaliyeed uu quluubtooda iskusoo jeediyo,dhiigga Soomaaliyeed ee daadanayana Ilaahay ka joojiyo.

.
Ciiddan Ciiddeeda kalana ku gaarsiiyo nabadgalyo iyo dawladnimo.

.
Aamiin

.
Laaska News.
www.laaska.wordpress.com