Home > SUDAN, TFG Somalia, WARARKA > Khartoum:Madaxweynaha Soomaaliya oo La kulmay Dhiggiisa Suudaan – SAWIRRO

Khartoum:Madaxweynaha Soomaaliya oo La kulmay Dhiggiisa Suudaan – SAWIRRO

Thursday, November 17, 2011

Laaska News  Nov. 17,2011               Warka TFG da

Khartuum – Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Suudaan ayaa caawa waxa uu aqalka madaxtooyada dalkaasi  kula kulmay madaxweyne  Cumar Xassan Al-Bashiir.

labada madaxweyne ayaa waxa ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo sida ay isaga kaashan karaan dhinacya kala duwan oo ku saabsan horumarka labada dal.

Suudaan waxa ay ka mid tahay dalalka sida xooggan u taageera dawladda KMG ah ee Soomaaliya, iyada oo marti gelisay in ka badan laba kun oo arday Soomaliyeed ah oo wax ka barta dalkaasi, sidoo kale waxaa jira ciidamo ay dowladda Suudaan u tababarto Soomaaliya.

.

 

 

 

.

RM.

.

Madaxweynaha Soomaaliya oo Ka dagey Khartuum Uuna Soo Dhaweeyay Dhiggiisa Suudaan – SAWIRRO

 

Laaska News.
www.laaska.wordpress.com