Home > PUNTLAND, WARARKA > Somalia:Shiikh Caan ah oo lagu dilay Boosaaso

Somalia:Shiikh Caan ah oo lagu dilay Boosaaso

Monday, December 5, 2011

Bosaso -Wararka ay warbaahintu ka helayso magaalada Boosaaso ayaa kusoo waramaya in saaka lagu dilay Dr.Axmed X. Cabdiraxmaan oo ahaa aqoonyahan Soomaaliyeed aadna looga yaqaanay deegaanka,kana tirsanaa culumada Soomaaliyeed,macalinna ka ahaa jaamacadda Geeska Afrika.

Shiikh Axmed Alla Ha unaxariistee ayaa ragga aad u yaqaanay ay ku tilmaameen wanaag iyo inuu ka tirsanaa culumada Al-Ictisaam.

Dilka Dr. Axmed X. Cabdi raxmaan ayaan wali la sheegin cid loo qabtay.

.

Laaska News.
www.laaska.wordpress.com