Home > TFG Somalia, WARARKA > DEG DEG:Ciidamo kasocda DJabouti Oo Soo Caga Dhigtay Muqdisho

DEG DEG:Ciidamo kasocda DJabouti Oo Soo Caga Dhigtay Muqdisho

Tuesday, December 20, 2011

Laaska news  Dec. 20, 2011

 

Muqdisho – Wararka laga helayo magaalada muqdisho ayaa kusoo waramaya in diyaarad sida ciidamo kasocda dawladda Jabuuti ay soo caga dhigatay garoonka diyaaradaga ee muqdisho,waxaana lagu wadaa in ciidamadaasi kaqayb qaadan

doonaan ciidanka nabada ilaalinta ee Midawga Afrika,wali macadda ciidanku goobta ay tagi doonaan,waxaana lakala ogaan doonaa saacadaha soo socda.
.

Laaska News.
www.laaska.wordpress.com