Home > 10001, TFG Somalia > Somalia:Munaasabadda Sanad Guurada 68-aad ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed – SAWIRRO

Somalia:Munaasabadda Sanad Guurada 68-aad ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed – SAWIRRO

Tuesday, December 20, 2011

Laaska news  Dec. 20, 2011

Muqdisho,Somalia– Maanta oo ay Bishu tahay 20 ka Disimber waxay ku beegan tahay sanad guradii 68aad ee kasoo wareegtay aas-aaskii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee 20 kii/12/1943.

Munaasabad lagu maamuusayo maalintaa taariikhiga ah ayaa maanta lagu qabtay dugsiga Booliska ee Iskuulo Bulusiyo ee ku yaala caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Waxaana xafladda kaqayb galay madaxda Dawladda Soomaaliyeed sida aad ku arki doontid suuradahan.

This slideshow requires JavaScript.

Photo:RM.

.

Laaska News.
www.laaska.wordpress.com