Home > PUNTLAND, TFG Somalia, WARARKA > Somalia:Ra’iisal Wasaare Prof. Cabdiwali iyo Wafdigiisii Oo Kormeeray Boosaaso – SAWIRRO

Somalia:Ra’iisal Wasaare Prof. Cabdiwali iyo Wafdigiisii Oo Kormeeray Boosaaso – SAWIRRO

Saturday, December 31, 2011

Laaska news  Dec. 31, 2011

Ra’isal wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Caligaas oo hogaaminaya wafdi ballaaran oo ka tirsan xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa socdaal ku tagay magaalada Dakedda ah ee kutaal xeebta badda cas ee Boosaaso , Gobolka Bari, halbawlahana u ah Maamulka Puntland 27/12/2011.

Ra’isal wasaaraha iyo wafdigiisa mudadii ay ku sugnaayeen halkaa ayey waxay kormeereen goobo kala duwan oo ay ka mid yihiin Dekadda iyo Garoonka diyaaradaha.

 

 

 

 

 

This slideshow requires JavaScript.

RM.

.

Laaska News.
www.laaska.wordpress.com