Home > WARARKA > Dagaal Kasoconaya Galabta Deegaan Udhaw Tuulada Bulacle,G.Galgaduud

Dagaal Kasoconaya Galabta Deegaan Udhaw Tuulada Bulacle,G.Galgaduud

Sunday, January 1, 2012

Waxaa lagu soo waramaya in dagaal uu kasoconayo deegaan u dhaw tuulada Bulacle ee ka tirsan Degmada Dhuusamareeb.

Dagaalkaas oo  la sheegay inuu u dhaxeeyo Ahlu S.W.j. iyo Shabaab.

BBC.