Home > DJibouti, Somali Prime Minister Prof. Abdiweli, TFG Somalia, WARARKA > Jabuuti:Ra’iisal Wasaare Prof. Cabdiwali Oo Ka Dagey Jabuuti, iyo Soo Dhaweyn Farxad leh – SAWIRRO

Jabuuti:Ra’iisal Wasaare Prof. Cabdiwali Oo Ka Dagey Jabuuti, iyo Soo Dhaweyn Farxad leh – SAWIRRO

Thursday, January 12, 2012

JabuutiJan 11 – Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Caligaas iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa maanta galinkii dambe ka dagey caasimadda Jabuuti ee waddanka DJabouti

.

Ra'iidal Wasaaraha DJibouti oo soo dhaweynaya Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya -Jabuuti

 

Ra’isal wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa lagu soo waramayaa in masuuliyiinta waddanka DJibouti   oo uu hogaaminayay Ra’isal wasaaraha waddanka DJibouti  Mudane Dileyte Maxamed Dileyte  ay si diiran ugu soo dhaweeyeen garoonka diyaaradaha ee Jabuuti.

 

 

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Ra'iidal Wasaaraha DJibouti oo soo dhaweynaya Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya -Jabuuti

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Somali PM. Prof. Abdiweli Momamed Aligas & DJabouti PM in Jabouti

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

PHOTO:RM

.

Laaska News.