Home > ALL DARWIISH NEWS, News, WARARKA > Shirka Taleex “Khaatumo” Oo Ku Dhuwaaqay Magacyada Gole Madaxtooyo “Madaweynayaal” iyo Gole Wasiiro

Shirka Taleex “Khaatumo” Oo Ku Dhuwaaqay Magacyada Gole Madaxtooyo “Madaweynayaal” iyo Gole Wasiiro

Thursday, January 19, 2012

Taleex – Wararka laga helayo shirkii Khaatumo ee kasocday magaalada taariikhiga ah ee Taleex oo dhawaan lagaga dhawaaqay maamul goboleed lagu magacaabo Khaatumo State of Somalia ayaa sheegaya in maanta halkaa lagu magacaabay ama lagu doortay Gole Madaxtooyo (3 Madaxweyne oo kiiba xilka haynayo muddo 6 bilood ah ) & Gole Wasiiro (6).

Golaha madaxtooyo ama Madaxweyneyaal:
1.Axmed Karaash
2.Maxamed Yuusuf Jaama (Indho sheel)
3.Cabdinuur Cilmi Qaaje (Biindhe).

Advertisements