Home > TFG Somalia, WARARKA > Somalia:Dagaalo la sheegay Inay Ka dhaceen Muqdisho iyo Duleedkeeda Maanta

Somalia:Dagaalo la sheegay Inay Ka dhaceen Muqdisho iyo Duleedkeeda Maanta

Friday, January 20, 2012

Waxaa lagu soo waramayaa in saaka dagaal ka dhacay deegaano magaalada muqdisho ah uu na gaaray duleedka magaalada.

Dagaalkan ayaa la sheegay inuu dhexmaray ciidamada dawladda iyo kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo ciidamada xarakada shabaab

Dagaalkan ayaa lagu soo waramayaa in saaka aroortii hore ay ciidamada dawladda iyo kuwa AMISOM ay weerar ka ay qaadeen kulana wareegeen deegaanno hor leh sida ay sheegeen afhayeen u hadlay ciidamada.

Tags: