Home > Muqdisho, News, WARARKA > Somalia:Qarx Ka Dhacay Muqdisho Oo Qasaare Gaystey

Somalia:Qarx Ka Dhacay Muqdisho Oo Qasaare Gaystey

Wednesday, February 8, 2012

Laaska News  Feb. 8, 2012

Muqdisho – Waxaa lagu soo waramayaa in qarax ka dhacay magaalada muqdisho gaar ahaan degmada Xamar Weyne uu geystay qaaare xoog leh oo dhimasho iyo dhaawac ba leh.

Warbaahinta oo soo xiganaysa dad goob joog ah ayaa sheegtay in qaraxu uu ka dhacay kasoo horjeedka goob maqaaxi ah oo ka ag dhaw hotel Muna ee degmada Xamar weyne,uuna dhacay galabta.
.

Qaraxan ayaa la sheegay inuu ahaa gaari is qarxiyay,uuna geystay qasaare gaaraya 11 qof oo dhimasho ah,halka dhaawacuna uu yahay dhawr iyo tobon,sida lagu sheegay warbaahin kala duwan oo ay ku jirto ta dawladda.

.

Warku wuxuu intaa ku darayaa in dadka dhaawac ah ay ku jiraan 6 ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.
.

Laaska News.
www.laaska.wordpress.com

Advertisements