Home > News, Somaliland, WARARKA > Taliyihii Iyo Abaanduulihii Ciidamada SL Oo Xilkii Laga qaaday,Kuwo Cusubna La Magacaabay

Taliyihii Iyo Abaanduulihii Ciidamada SL Oo Xilkii Laga qaaday,Kuwo Cusubna La Magacaabay

Thursday, February 9, 2012

Laaska News  Feb. 9, 2012

Hargeysa – Warka laga helayo Hargeysa ayaa kusoo waramaya in Madaxweynaha Somaliland Mr. Axmed Silaanyo uu xilkii ka qaaday Taliyaha Ciidamada (Mr. Jidhif) iyo Abaanduulaha (Mr. Ibraahim Caydiid- DD) ee Ciidamada Somaliland,uuna umagacabay Taliye iyo Abaanduule Cusub.

.

Waxaana jagooyinka loo kala magacaabay:

Mr.Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqale) – Taliyaha Ciidamada.

Mr. Cabdilaahi X. Jaamac  (Col. Calas) – Abaanduulaha Ciidamada.

.
Shariifka