Home > WARARKA > Dagaal Ka Dhacay Baladweyne

Dagaal Ka Dhacay Baladweyne

Saturday, February 11, 2012

Laaska News Feb. 11, 2012

Waxaa lagu soo waramayaa in uu dagaal ka dhacay ama kasocdo Magaalada Baledweyne,gaar ahaan xaafadda Hawlwadaag ee galbeedka magaalada ah,dagaalkaasina uu u dhaxeeyo maleeshiyaad deegaanka ah iyo ciidamada dooxada shabeelle,sida ay sheegtay laanta soomaaliga ee Idaacadda codka maraykanka,VOA.
.
Warku wuxuu intaa ku darayaa inay jirto 5 qof oo dhimasho ah iyo 5 dhaawac qof.
.

Waxaan ugu baaqaynaa in dagaalka la joojiyo,wadahadalna lagu dhameeyo arrimaha laysku diidan yahay.
.

Laaska News.
http://www.laaska.wordpress.com