Home > TFG Somalia, WARARKA > Soomaaliya -Madaxweynaha Oo Dalka Kusoo Laabtay,Lana Kulmay Soo Dhaweyn iyo Galbis Cusub ,SAWIRRO

Soomaaliya -Madaxweynaha Oo Dalka Kusoo Laabtay,Lana Kulmay Soo Dhaweyn iyo Galbis Cusub ,SAWIRRO

Sunday, February 26, 2012

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday kadib markii ay kasoo qayb galeen Shirkii London.,
.

Madaxweynaha oo kasoo dagay Garoonka Diyaaradaha ee Adan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo waramayaa in halkaasi ay si diiran ugu soo dhaweeyeen dad weyne aad ufarabadan oo ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir  iyo mas’uuliyiin ka tirsan dawladda iyo ciidanka amniga.

.

Waxayna soo dhaweynta maanta  iyo habka loo galbiyay  ahayd hab aan indhawayd lagu arag Muqdisho oo in badan u cusbayd.

.

Waxaana la sheegay in qayb ka mid ah galbiska ay ahayd socod kadib  markii uu baabuurkii kaga dagay sayidka oo uu socod kumaray wadada,iyadoo ay dadku hareeraha wadada ay safnaayeen,halkaana uu kasalaamayey.

 

.

 

 

.

 

.

 

.

 

 

 

.

 

 

 

.

 

 

 

.

 

 

 

.

.

 

 

.

.

.

Photo: Hanti Qaran Via RM.

.

Maxamed Dahir.

.

Laaska News.

.