Home > WARARKA > Suuriya Oo Ogolaatay in Red Cross Gasho Xumus

Suuriya Oo Ogolaatay in Red Cross Gasho Xumus

Thursday, March 1, 2012

Laaska News Mar. 1, 2012

Siiriya waxay ogolaatay in hay’adaha samafalka ee Bisha Cas iyo Red Cross ay ugudbiyaan gargaar,dhaawacana ka soo saaraan magaalada Xumus ee uu dagaalka culus ku dhexmaray Ciidamada Dawladda Suuriya iyo ciidamada falaagada.

.
Bishii Febraayo 26 keedii ayaa la joojiyay wax laga saaro magaalada sababo amni awgood.

.
Hawlgalka samafalka ayaa jimcaha dib ubilaabanaya kadib markii ay ciidamada dawladdu ay dib usoo ceshadeen gacan ku haynta Baaba Camar.

.

Sidaana waxaa sheegtay VOR oo kasoo xigatay RIAN.

.

Tr. By  – Guuleed.

.

Related:

Syria lets Red Cross into Homs
.

Laaska News.
http://www.laaska.wordpress.com