Home > WARARKA > Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Wednesday, March 14, 2012

Muqdisho – (Laas) Wararka ka imanaya magaalafa Muqdisho ayaa kusoo waramaya in qarax ka dhacay meel aan ka fogayn madaxtooyada Soomaaliya uu geystay qasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.
.

Warku wuxuu kadarayaa in dhimashadu ay gaarayso 5 qof halka dhaawacuna ka badan yahay 10 qof,sida ay ku waramayaan warbaahin ilo kala duwan ka helay warka.

.

Maxamed Yuusuf.