Home > WARARKA > Boqor Buur madaw Oo Lagu Xidhay Hargeysa

Boqor Buur madaw Oo Lagu Xidhay Hargeysa

Thursday, March 15, 2012

Hargeysa – Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa kusoo waramaya in ciidanka booliska Somaliland ay saaka ku xidheen garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buur madaw xilii uu dalka kusoo noqday isagoo kasoo kicitimay dalka Imaaraatka Carabta.

.
Boqor Buur madaw ayaa ah madax dhaqameed kasoo jeeda Ceel Afweyn si weynna loogu bartay ka hadalka siyaasadaha iyo xiisadaha marba taagan, hadalka uu rabana aan lagaban inta badana dadku ka maqleen warbaahinta.

.
Ilkacase.
.

Hargeysa.

.

 

 

 

 

 

Advertisements