Home > TFG Somalia > Madaxweyne Shariif Oo Dalka Kusoo Laabtay

Madaxweyne Shariif Oo Dalka Kusoo Laabtay

Tuesday, March 20, 2012

Muqdisho – Marso 19 -Wararka laga helayo caasimadda Muqdisho ayaa kusoo waramaya in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayay ay maanta dalka dib ugu soo noqdeen.

.

Madaxweyne Shariif ayaa kasoo kicitimay caasimadda waddanka Suudaan ee Kharduum oo uu ku joogay booqasho rasmi ah oo qaadatay hal maalin oo uu ku tagay shalay, kadib markii uu dhiggiisa Suudaan uu ka helay casuumad rasmi ah.

.

M. Yuusuf.

 

Laaska News

Advertisements