Home > Ximan & Xeeb > Madaxweyne Shariif Oo Kormeer Kutagay Magaalada Cadaado Ee “Xaruunta Ximan Iyo Xeeb”

Madaxweyne Shariif Oo Kormeer Kutagay Magaalada Cadaado Ee “Xaruunta Ximan Iyo Xeeb”

Tuesday, March 27, 2012

Laaska News March 27,2012

Wararka laga helayo gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa kusoo waramaya in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ay maanta kormeer aan lasii shaacin  ku tageen magaalada Cadaado  ee uu ka arrimiyo Maamulka Ximan iyo Xeeb.

 

M. Yuusuf