Home > TFG Somalia, WARARKA > Madaxweyne Shariif Oo Socdaal Dibadda U Tagay

Madaxweyne Shariif Oo Socdaal Dibadda U Tagay

Wednesday, March 28, 2012

Muqdisho – Mar. 28 -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md.Shariif Sh. Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta duhurnimadii ka ambabaxay gagida dayuuradaha caalamiga ah (Adan Adde International Airport) ee magaalada Muqdisho, Caasimadda Soomaaliya.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa kusii jeeda waddanka Ciraaq oo ay kaga qayb galayaan shir Jaamacadda Carabta ah  sida lagu sheegay warbaahinta dawladda.