Home > WARARKA > Qaraxyo Ka Dhacay Meel U Dhaw Goobta Uu Ka Soconoyo Shirka Carabta Ee Baqdaad – Reports

Qaraxyo Ka Dhacay Meel U Dhaw Goobta Uu Ka Soconoyo Shirka Carabta Ee Baqdaad – Reports

Thursday, March 29, 2012

Laaska News Mar. 29, 2012

Saaruukh ama Baasuuke ayaa ku dhacay geeska goobta cagaaran ee Qalcadda ah ee ku taal Baqdaad,halkaas oo uu kasoconayo shirka Jaamacadda Carabta oo ay ka qayb qaadanayaan 9 Madaxweyne sidaa waxaa qortay shabakad ay leedahay RT,waxayna sheegtay in warkaas uu Sarkaal sare oo amniga ah u sheegay Reuters oo ay kasoo xigatay.
.

RT.