Home > WARARKA > Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Gaadhay Baydhabo

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Gaadhay Baydhabo

Saturday, April 7, 2012

Laaska News Apr. 7, 2012

Muqdisho – Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa ku soo waramaya in Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho ay gaadheen magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay.
.

Wafdiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Shariif Xasan ayaa la sheegay inay ka mid yihiin Taliyaha Ciidanka Booliska,xubno Baarlamaanka ah,Saraakiil AMISOM iyo Booliska ka tirsan,sida lagu sheegay warbaahinta xukuumadda TFG da.

.

Maxamed Yuusuf

.
Laaska News.
.
http://www.laaska.wordpress.com