Home > WARARKA > Qarax Qasaare Geystay Oo Ka Dhacay Baydhabo

Qarax Qasaare Geystay Oo Ka Dhacay Baydhabo

Monday, April 9, 2012

Muqdisho – Waxaa lagu soo waramayaa in maanta qarax ka dhacay meel suuq ah oo ku yaal magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay uuna geystay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac,sida ay ku warameen warbaahin kala duwan oo dal iyo dibad ba leh .

.
Qaraxan ayaa la sheegay inuu ka dhacay suuqa kawaanka iyo khudaarta uuna geystay in kabadan 10 qof oo dhimasho ah,halka dhaawacana la sheegay inuu gaarayo 30 qof.
.

Apr.9, 2012

.
Maxamed Yuusuf

Advertisements