Home > TFG Somalia, WARARKA > Madaxweyne Shariif Oo U Ambabaxay Addis Ababa

Madaxweyne Shariif Oo U Ambabaxay Addis Ababa

Saturday, April 14, 2012

Laaska News  Apr. 14, 2012

Muqdisho Apr.14.2012 (LN) – Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay gagida dayuuradaha ee Adan Cadde Airport ee magaalada Muqdisho.

.
Madaxweyne Shariif iyo wafdigiisa ayaa kusii jeeda caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa halkaas oo la sheegay inay kaga qayb galayaan shir madaxeedka wadamada Afrika oo halkaa ka dhici doona.