Home > WARARKA > Qarax La Sheegay Inuu Ka Dhacay Baydhabo

Qarax La Sheegay Inuu Ka Dhacay Baydhabo

Tuesday, April 17, 2012

Laaska News Apr. 17, 2012

Waxaa lagu soo waramayaa in qarx ka dhacay maanta magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

.
Sida ay ku warameen warbaahin kala duwan oo ka hadashay qaraxaasi waxay sheegeen in qaraxu uu ahaa mid is miidaamin ah,uuna geystay sida ay sheegeen dhimashada hal askari ah.