Home > WARARKA > Holland – Shil tareen Ka Dhacay Amesterdam,Dhaawac 125+

Holland – Shil tareen Ka Dhacay Amesterdam,Dhaawac 125+

Saturday, April 21, 2012

Laaska News  Apr.21, 2012

two trains collided in Amesterdam on Saturday evening.Apr.21 2012

Shil laba tareen ah ayaa ka dhacay magaalada Amsterdam,sida ay sheegatay warbaahinta Dajku.

Ugu yaraan 125 qof ayaa ku dhaawacmay shilkaa, ku dhawaad 50 qof  oo dhaawacaasi  ayaa ku jirto xaalad khatar ah.
.

Haweeney afhayeenka u ah qaybta qaabilsan wadda tareenada ee Holland ayaa sheegtay in dhaawaca intooda bani ay qabaan jajab iyo burbur lafaha. Shilka tareenada ayaa wuxuu ka dhacay meel u dhaxaysa xaruunta uge weyn boosteejada Amesterdam iyo Amesterdam Sloterdijk.

.

Wararka qaar ayaa shrrgaya in dhaawacu gaarayo 136 qof  oo ay ku jiraan 56 qof aad u liita,halkaa 13 ka mid ah 56 daa la leeyahay waxay ku jiraan xaalad khatar ah.

.