Home > TFG Somalia, WARARKA > Afhayeenka Baarlamaanka Oo Dalka Kusoo Laabtay

Afhayeenka Baarlamaanka Oo Dalka Kusoo Laabtay

Sunday, April 22, 2012

Laaska News Apr.22, 2012

Muqdisho, April 22 – Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Adan iyo wafdi uu hogaaminayao ayaa maanta galinkii hore ku soo laabtay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Sida lagu sheegay warbaahinta afhayeenka iyo wafdigiisa ayaa kasoo kicitimay magaalada Nayroobi ee dalka Kenya oo ay maalmahan socdaal shaqo ku joogeen.