Home > TFG Somalia, WARARKA > Soomaliya Oo U Dabaal Degtay Sanad-Guuradii 52 aad Ee Aas-Aaska Ciidanka Xoogga Dalka

Soomaliya Oo U Dabaal Degtay Sanad-Guuradii 52 aad Ee Aas-Aaska Ciidanka Xoogga Dalka

Monday, April 23, 2012

Muqdisho – Waxaa maanta caasimadda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho lagu qabtay munaasabad lagu xusayo maalinta Ciidanka X D S ee “12 ka April” looguna dabaal dagayo sanad guuradii 52 aad ee kasoo wareegtay aas-aaskii la aas-aasay ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ee 12 kii April 1960 kii.

.
Waxaa lagu soo waramayaa in munaasabaddan oo lagu qabtay fagaaraha weyn ee sekunto Liido ee Muqdisho ay kasoo qayb galeen Madaxweynaha,Ra’iisal Wasaaraha,Wasiirka Gaashaandhigga, madaxda sare ee dawladda KMG Soomaaliya ,taliyaha Ciidanka XDS iyo saraakiil kale  .

.