Home > WARARKA > Shirka Soomaalida Ee Istanbuul 2 Oo Furmay

Shirka Soomaalida Ee Istanbuul 2 Oo Furmay

Thursday, May 31, 2012

Istanbul – Shir caalami ah oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya ayaa maanta ka furmay caasimadda labaad ee dalka Turkiga ee Istanbuul.

Shirkan oo ay kasoo qayb galeen in kabadan 50 dawladood iyo hay’ado caalami ah ayaa wuxuu socon doonaa laba cisho, waxaana looga hadlayaa arrimaha dhaqaalaha iyo horumarinta,dib u dhiska,siyaasadda iwm.

 

Warka oo dhan dhawaan