Home > WARARKA > Odayaashii Dhaqanka Oo Kasoo Laabtay Istanbul

Odayaashii Dhaqanka Oo Kasoo Laabtay Istanbul

Sunday, June 3, 2012

Wararka Ka imanaya Muqdisho ayaa kusoo waramaya in odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ay maanta dalka dib ugu soo laabteen,kana soo dageen gagida dayuuradaha ee Adan Cadde Airport.
Warku wuxuu intaa kudarayaa in halkaasi ay kusoo dhaweeyeen Madaxda xukuumadda TFG da ah ee dalka kusugan iyo dadweyne kale.

 

Axmadey