Home > WARARKA > Duqayn Diyaaradeed Laga Sheegay Deegaan Kuyaal Gobolka Bari

Duqayn Diyaaradeed Laga Sheegay Deegaan Kuyaal Gobolka Bari

Wednesday, June 6, 2012

War deg deg ah oo laanta Afsoomaaliga ee VOA du sheegtay ayaa ku waramaya in diyaarado dagaal ay duqayn u geysteen deegaanka Bali dhidin oo u dhaxeeya degmada Qandala iyo Boosaaso.

Warku wuxuu intaa ku darayaa in duqayntaasi ay gaysatay qasaare gaadiid.

Waxaa kale oo la sheegay in la beegsanayay ama lagu tuhun san yahay  Budhcad Badeed.

.

VOA.