Home > TFG Somalia, WARARKA > Raysal Wasaaraha Oo Dalka Kusoo Laabtay

Raysal Wasaaraha Oo Dalka Kusoo Laabtay

Friday, June 8, 2012

Muqdisho — Waxaa lagu soo waramayaa in Raysal Wasaaraha Soomaaliya Prof.Cabdiwali Maxamed Cali uu maanta dalka kusoo laabtay kadib markii uu soo dhamaystay socdaal shaqo oo uu ku tagay wadamada Turkiga iyo Kenya.

 

June 8,2012