Home > WARARKA > Kenya- Wasiiro Ku dhintay Diyaarad Burburtay

Kenya- Wasiiro Ku dhintay Diyaarad Burburtay

Sunday, June 10, 2012

Nairobi – Wasiirkii Amniga Gudaha Kenya Prof George Saitoti,  Wasiir ku-xigeenkiisii Orwa Ojode iyo afar qof oo kale ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen kadib markii helicopter Boolis ay ku burburtay deegaanka Kibiku ee kaymaha Ngong aroornimadii Axadda sida ay sheegtay KBC News ee dalka Kenya.

June 10, 2012.