Home > TFG Somalia, WARARKA > Soomaaliya – Wafdi Maraykan Ah Oo Dalka Yimid,Kii Ugu Sareeyay 20 Sano

Soomaaliya – Wafdi Maraykan Ah Oo Dalka Yimid,Kii Ugu Sareeyay 20 Sano

Sunday, June 10, 2012

Muqdisho – Wafdi ka socda dawladda Maraykanka kii ugu sareeyay muddo 20 sano ayaa maanta yimid caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, waxayna kulamo la qaateen madaxda sar sare ee dalka Soomaaliya sidaana waxaa lagu sheegay warbaahinta Qaranka.
.

Wafdigan ayaa wuxaa hogaaminayay kuxigeenka  Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka uqaabilsan Arrimaha Afrika Mr. Karson.
.

Waxaa kale oo la sheegay inay kawada hadleen xiriirka labada dal iyo xaaldda Kala guurka ee dalka.
.
Dhinaca kale Madaxeynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md. Shariif oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay xukuumaddiisu soo dhawaynayso imaatinka wafdigan.
.

June 10, 2012.