Home > WARARKA > Wadahadal U furmaya TFG da Iyo SL

Wadahadal U furmaya TFG da Iyo SL

Thursday, June 14, 2012

Waxaa lagu soo waramayaa in ay dhawaan furmayaan wadahadallo dhexmaraya guddiyo ka kala socda xukuumadda TFG da iyo Somaliland,kana dhici doona magaalada London bishan juun qiyaastii 20 ka ama 21/6/2012.

.
Waxaan wali caddayn waxa laga wadahadlayo.
labada ddhinac ayaa warbaahinta u sheegay in kulankaasi u dhici doono maalmaha foodda innagu soo haysa.

.

Wadahadaladan ayaa daba jooga go’aanadii ka soobaxay shirkii London gaar ahaan qodobka 6aad oo sheegaya inay TFG da iyo Somaliland wadahadlaan.

.

June 14, 2012.