Home > WARARKA > Amiirkii Lahaa Dhaxalka Boqortooyada Sacuudiga OO Geeriyooday

Amiirkii Lahaa Dhaxalka Boqortooyada Sacuudiga OO Geeriyooday

Saturday, June 16, 2012

Amiir Naa’if Bin Cabdulcasiis Al- Sacuud oo ahaa Amiirka lahaa dhaxalka boqortooyada Sacuudiga ahaana wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa geeriyooday sidaana waxa lagu sheegay TV ga waddanka.

.
Waxaa la sheegay in Amiirku ku geeriyooday dalka dibaddiisa.

.
Wararka qaar ayaa sheegaya in amiirku ku geeriyooday magaalada Geneva.

June 16,2012

Laaska News