Home > Egypt (Masar), WARARKA > Masar- Morsi Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtinimada

Masar- Morsi Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtinimada

Sunday, June 24, 2012

 

EPA.

Qahira , June  24, 2012 – Gudiga Doorashada ee dalka masar ayaa ku dhawaaqay in musharaxa walaalaha muslimiinta ee Maxamed Mursi uu  kuguulaystay doorashada madaxtinimada masar uuna helay 51.7% halka musharaxii la tartamayay ee Shafiq uu helay 48.3.
.

Sidaana uu Morsi uu ku yahay Madaxweynaha cusub ee dalka Masar.
.

Murashaxa la sheegay in laga badiyay ee shafiq ayaa saacadaha inagu soo socda jawaab ka bixinaya natiijada lagu dhawaaqay ee sheegaysa in laga helay.

.

Doorashadan ayaa  mar hore dib loo dhigay,waxaana maalmahan socday in qolo kasta ay sheeganaysay inay iyadu heshay.

.

Si kastaba ha ahaatee waxaa is weydiin leh awoodda madaxweynuhu waxay noqon doonto iyo in malatarigu ay xukun dhan wareejin doonaan.

.

Laaska News.