Home > Egypt (Masar), WARARKA > Isbadali Maayaan Heshiisyadii Ay Masar Caalamka Lagashay – Madaxweynaha La Doortay

Isbadali Maayaan Heshiisyadii Ay Masar Caalamka Lagashay – Madaxweynaha La Doortay

Monday, June 25, 2012

Madaxweynaha la doortay ee Masar Maxamed Mursi  ayaa ku dhawaaqay in waddankiisu uu ku dhagan yahay oo uu fulinayo  heshiisyadii ay horay caalamka ula galeen.

Laaska News.