Home > WARARKA > Laga Bilaabo 26 Ka Juun Wax Maamul Ah Oo Ku Dhisan Jabhad Beel Lagama Aqoonsana Deegaanka Beesha Sool

Laga Bilaabo 26 Ka Juun Wax Maamul Ah Oo Ku Dhisan Jabhad Beel Lagama Aqoonsana Deegaanka Beesha Sool

Tuesday, June 26, 2012

Ragga topica hore ee aan kaga hadalnay rayiga ah in Beeshu ay aqoonsan tahy 18 ka Gobol ee blogga weerarka ku qaaday miyaadan ogayyn inaan anigu beesha u dhashay oo aan xaq u leeyahay inaan kahadlo wixii dadkayga dan u ah.

.

Arrinta kale ma beel baa beel wax u yeerin karta,mase kawar haysaa inaan maamulada jira oo dhan aniga cid kaga sad roon aysan jirin oo aan wadaniyad Soomaaliyeed, iyo qaranimo aan kahadlayno Jaallaw.

 

 

.

“Haddaad nagaranayso wadnaha ayaa ku istaagi lahaa” ee waxaa laga yaabaa inaad tahay nin yar oo ku qanacsan xil uu ehelkii kahayo meel ama uu dhalay camiil aan arag dawlad iyo xorriyad toona  midkood.

.

“Waxaan ku leenahay halumin dadkaaga dhinac karaac”.

.

”  iska eeg 26 ka Juun”.

“Kacaandiid Ibnu Kacaandiid”

.

Nalaye

.

 

Laaska News