Home > WARARKA > Turkiga Oo Sheegay In Diyaarad Kale Ay Katoogatay Suuriya

Turkiga Oo Sheegay In Diyaarad Kale Ay Katoogatay Suuriya

Tuesday, June 26, 2012

Turkigu waxay sheegeen in Suuriya ay xabadaysay mid kamid ah diyaaradaheeda ka qayb qaadanaya baadigoobka raqdii iyo ruuxii diyaarad dagaao oo ay Suuriya ka sooriday Jimcihii.
.

Ra’iisal wasaare kuxigeenka Turkiga ayaa sheegay in diyaaraddu  baadigoob ku jirtay oo ay raadinaysay diyaaraddii dhacday laakiinse aysan dhicin.
.

Waxa uuugu goodiyay in aysan dtukigu aysan dagaal ku dhaqaaqayn laakiinse ay si kale u ciqaabayaan taas oo ay ula jeedaan dariiqad diplomaasi ah oo dacwo iyo go’doomin ah.
.

NATO ayaa talaadada ka fariisanaysa diyaaradda laga riday Turkiga,kadib markii Turkigu uu xabnaha NATO kadalbaday Kulanka.

.

Jimcihii ayaa diyaarad dagaal oo ay leedahay ciidanka Cirka ee Turkigu ay radar ka ka qarsoontay markii ay kacday nus saac kadib.

.

Suuriya ayaa sheegtay in diyaarad Turki leedahay ay riday oo soo gashay biyaheeda.

BBC, RIA

.

VOR.

.

Turjumaddii .
.

Guuleed Hurdaaye.

Related Articles:

Syria shot at second plane, Turkey says