Home > Egypt (Masar), WARARKA > Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore Ee Masar Oo Lasheegay Inuu Kabaxay Dalka Iyo Saraakiil. Kale

Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore Ee Masar Oo Lasheegay Inuu Kabaxay Dalka Iyo Saraakiil. Kale

Thursday, June 28, 2012

Dalka Masar oo dhawaan kadhacday doorashadii madaxtinimada ee uu ku guulaystay ninkii utartamayay xisbiga walaalaha ee Muslimiinta,lagagana adkaaday R/wasaarihii hore ee Masar kanasoo jeeday ciidamada iyo dawladdii hore ayaa la sheegay inuu dhawaan kabaxay dalka.

.

Waxaa sidoo kale la sheegay oo ay warbaahintu ku waramaysaa in madaxweyne kuxigeenkii hore Cumar Sulaymaan iyo saraakiil kale ay kabaxeen dalka afkana saareen dalka Imaaraadka.

.

Waxaana muuqata in laba miduun ay noqon doonta masar in xukuumaddii hore iyo ganacsatadii waaweynaa ee xukuumaddii hore ku xidhnaa ay dalka kabaxaan ama ciidamadu ay inqilaabaan dalka.

.

 

June 28,2012

Laaska News