Home > WARARKA > Madaxweyne Shariif Oo Dalka Kusoo Laabtay

Madaxweyne Shariif Oo Dalka Kusoo Laabtay

Friday, June 29, 2012

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md Sh. Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka kusoo noqday,waxaana lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Shariif iyo wafdigiisa ayaa maalmahan ku maqnaa dalka Imaaraadka halkaas oo uu kaga qayb galay shir caalami ah oo looga hadlayay budhcad badeedka.
.

Madaxweyne shariif ayaa sidoo kale kulan kulaqaatay magaalada Dubai madaxweynaha SL Mr. Siilaanyo iyo wafdi waheliyay.
.

Wadahadalkaas oo la sheegay inuu qayb ka yahay waxyaalihii kasoobaxay shirkii London.

.

June 29, 2012

Laaska News